Muuse Biixi oo si aan caadi aheyn loogu soo dhoweeyey Magaalada Berbera (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Berbera, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey shacabka iyo qeybaha bulshada. Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa safarkiisa ku wehliya masuuliyiin ka tirsan maamulkiisa sida Somaliland, sida Wasiirada Gaashaandhigga, Horumarinta Beeraha, iyo xubno kale. Isagoo la hadlayey saxaafada ayuu Muuse Biixi sheegay in socdaalkiisa … Continue reading Muuse Biixi oo si aan caadi aheyn loogu soo dhoweeyey Magaalada Berbera (Daawo Sawirro)